Waxaa malmahaan dadku ka cabanayaan (( kaduudiye)) ama ((Chikungunya ))
1)Waa maxay kaduudiye ama Chikungunya?
Waa infakshan oo keeno faaris ama virus 🦠loo yaqaano ((Chikungunya virus))
Cudurkaan markii ugu horeysey waxaa lagu aragy wadan Tanzania sanadkii 1952
Magaca cudurkaan waxaa afka khalaad lagu yiraa (Chikungunya disease)
Eraga ((Chikungunya)) waa eray sawaaxili ah
Oo macnihiiso yahay (( qallooc usocod))
2) maxaa sababa cudurkaan?
Waxaa sababa faaris loo yaqaano (Chikungunya virus)
3) sidee ku faafaa ama leskugu gudbiyaa?
Waxaa gudbiyo kaneeno ama mosquito 🦟
Taas oo kaso qaada qofka qaba una gudbiso qofkale ee an qabin
4)waa maxay calaamada lagu karto cudurkaan?
- qandho heerkeeto sareeyo ama high grade fever
- kalagoysyo xanuun iyo barar ku yimada (( joint’s pain and swelling))
-Madax xanuun (( headache))
-murqo xanuun (( muscle pain))
- maqaarka oo nabro kaso baxaan (( skin rash))
5) daawo maleeyahay Kaduudiye ama ((Chikungunya disease))
-cudurkaan daawo qaas ah malahan ama ((specific treatment))
-Kaliya waxa uu leeyahay daawo kaalmaadi ah (( supportive care))
Xanuun baabiyaal sida ( paracetamol iyo ibuprofen)
6) waqtika uu qof haayo (Duration of diseases)
- ugu yaraan Hal isbuuc ama 7 days
7) waxyaaba kadhasho cudurkaan (complication)
- lafa xanuun daba dheerada waliba xilika subixii iyo habiinkii
Talo dadka qaba kaduudiye ama Chikungunya
Disease
- cab biyo badan
- badi qubeyska
-socodka badi
-qandhada iska jabi
Codsi si Aad uhesho taloyin caafimaad Fadlan page like saar noqo qofka ugu horeeya ee hela talooyin caafimaadka
By drsalaam
Comments
Post a Comment